Aabbayaasheen Baa Baday Cabdirisaaq Cismaan Bog
Netbog handel fandt den bedste pris hos SaxoKlik her for at se nyeste pris
Buuggu wuxuu ku saabsanyahay billawgii dagaalka sokeeye ee Soomaaliya. Sheekada buugga waxaa tebinaya Cali Faarax oo ah wiil reerkiisa la nool, gaar ahaan, aabihiis iyo laba xaas ee uu qabo. Cali hooyadiis oo garoob ah baa magaalada dhinac ka dagan, laaki